Saturday, 4 April 2015

HAMBALYO MEHER WACAN

Dhammaan Ardayda Reer Addis Ababa Waxay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan Dr. C/Fataax Yaasiin Jaamac (Timo) & Marwo Qadan Cawil Cabdi Oo Meherkoodu Ka Dhacay Kaah Hotel Ee Magaalada Hargiesa Maanta April 04, 2015.

Tuesday, 24 March 2015

Gabayga Qaranimo iyo Abwaan Nageeye Cali

https://www.youtube.com/watch?v=qH9tep1aYlI&feature=youtu.be

Bus passengers killed in Afghanistan attack

Armed men have killed 13 passengers travelling on a bus towards southern Afghanistan, officials say, the latest attack to target civilians in the country's conflict.

Nigeria election: Could the PDP lose power?

This time four years ago, President Goodluck Ebele Jonathan was riding the crest of strong public support.

Somaliland´s Role in Potential Egyptian-Ethiopian Conflic




Tension is increasing as Ethiopia and Egypt continue to butt heads over the Nile River. Ethiopia remains firm on building the $42 billion Grand Ethiopian Renaissance Dam. Egypt is determined to stop Ethiopia from building the dam, claiming that Egypt is the ´gift of the Nile´ and water supply will decrease by 20% and hydroelectric power would decrease by 40%.

Saturday, 21 March 2015

Boko Haram crisis: At least 70 bodies found in Nigerian town

http://www.bbc.com/news/world-africa-31991752

Somaliland Foreign policy



Somaliland with population of about 4million is an ex-British colony that willingly merged with the former Italian Somaliland at independence in 1960 to form Somali Republic but after military dictatorship of Mohamed S. Barre, Somaliland emerged as self declared Republic.

Somaliland Foreign policy based on:
1.      Cooperation among horn countries:
a.      Facilitation of communication, transportation, education and health.
2.      Regional security:
a.      Border security,
b.      Anti-terrorism activities,
c.       Piracy preventions
3.      Development and integration:
a.      Port utilization,
b.      Fish production

Overview of Somali Regional State



Somali Regional State has 9 zones and 67 woredas. The region has an estimated land mass of 289,000sq.kms and it is the second largest region in the country next to Oromia regional state.  The regional state is bordering with Kenya, Somalia, Djibouti Republics and the Oromia, Afar Regional States and Dire Dawa administrative council.

CONFLICT RESOLUTION BY SOMALI NORMS


As popular Somali saying of “Ilaahayoow Eexna Ha Nooga Tagin Aqoon La’aana Ha Nagu Cadaabin”

SIGNIFICANCE OF THE HORN OF AFRICA

First, the most important geographical fact is that most of the horn of Africa is enclosed between the red sea-gulf of Aden-Indian ocean depression in the east and the Nile valley in the west, it is important to emphasize that the Nile is not simply a river but it is life to the whole population of Egypt and to half the population of Sudan, it is also important to always bear in mid that the red sea with the Suez canal and the babble al Mandab as its outlet is one of the major routes for petroleum tankers going to the Mediterranean. Furthermore, the southern outlet of the red sea is close to the Persian gulf through which considerable petroleum moves.
 
Ø  Sudan and Eretria have significant frontage on the red sea,
Ø  Djibouti had commanding position on the gulf of Aden,
Ø  Somalia and Kenya have long coastline on the Indian ocean,
Ø  Ethiopia is the only land-locked state of the horn, but it is still remains the dominant country in terms of population and resources,
Ø  To the east of the red sea are the most important petroleum producing countries of the middle east,

The location of the horn of Africa in the relation to the red sea-gulf of Aden-Indian ocean depression invites various forms of interventions from at least four directions:
1.     First, the Arabs as a whole as regional financial powers desire to exert dominant influence,
2.    Second, the west, especially the us, has three fundamental interests in the region:
a.    The stability and the security of the petroleum producing countries of the Arabian peninsula,
b.    The security of the tanker routes,
c.    The protection of the Israeli state.
3.    Third, Israel, because of its intractable problem with Arabs, had strategic interest in the red sea and the horn of Africa, as the only non-Arab littoral, as the result of Arab-Israeli conflict sometimes stretches to the horn,
4.     Fourth, inter-Arab conflicts also spills over into the horn of Africa when different Arab countries attempt to outflank each other by establishing especial ties with some country in the horn.

by: Nageye Ali Khalif

Thursday, 12 March 2015

Dhagayso: Waraysi Xiiso Badan Oo Nageeye Cali Khaliif La Yeeshay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil.

Waraysigan Ayay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Kaga Hadashay, Goortii Ay Fanka Soo Gashay Iyo Sidii Ay Ku Soo Gashay, Heesaha Ay Qaado Iyo Cidii Soo Qacan Qabatay, Sidoo Kalena Waxay Tallooyin U Soo Jeedisay Guud Ahaan Bahda Fanka.
Waraysigan Waxaa Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Magaalada Addis Ababa Kula Yeeshay Nageeye Cali Khaliif (Safiirka).
Halkan Ka Dhagayso Waraysigaasi Oo Dhamaystiran.


http://bederwanaagnews.com/?p=2571

Thursday, 18 September 2014

Gabaygii Deel-Qaaf: Nageeye Cali Khaliif (Safiirka)

Ujeedo: Jawaab Celin Ku Socota Garabka Qurbe Amaanka Ah Iyo

Saaxiibada Abwaan Ibraahim Hormoodka U Yahay Ee Laba Gar Daaqa Ah.

Magaca: Deel-Qaaf!

Hillaad: Monday, 15 September, 2014

Sahanshe: Nageeye Cali Khaliif (Safiirka)

Addis Ababa, Ethiopia

Waa Gabaygii Saddexaad Ee Aan Silsilada Kaga Qaybqaato.

1. Deelkiisa Gabay Waanigii Daayay Ee Dhigaye,

2. Waan Idiin Darsaday Maalmahaan Dooda Gees Maraye,

3. Marka Hore Ilaah Darajadii La Idin Deeqsiiye,

4. Golaheena Doorka Ah Wanaag Durugsan Gaadhsiiya,

5. Rabbi Haydin Daayee Salaan Diiran Iga Hooya,

6. Dagal Joog Raggii Naga Qaxee Daadku Naga Qaaday,

7. Nimankii Didee Xaajadii Doojin Kari Waayay,

8. Nimankaa Hubkii Daadiyee Baqasho Door Mooday,

9. Ibraahim Iyo Duulkiisibaan Baaq U Dirayaaye,

10. Haddii Ay Dagaaladu Dhacaan Amase Duufaantu,

11. Sanqadhaha Dabayshuu Fuluhu Dirir U Qaataaye,

12. Geesiguna Halkii Loo Diruu Libin Ka Doonaaye,

13. Adiguna Dar Jiidhoo Xaqii Diiday Maalmahane,

14. Darajada Ilaahay Ninkii Doonayaa Hela E,

15. Dulinimada Waa Laga Durkaa Daayin Abidkaaye,

16. Diiwaanka Maansadu Ma Aha Shay Dubaax Gala E,

17. Wixii Nagibu Uu Diidaybaan Kuu Dul Marayaaye,

18. Diintaada Lama Iibsadoo Waa Dugaanimo E,

19. Dib U Noqo Waxaan Kaaga Digay Daranyo Ceebeede,

20. Afartaa Intaan Da’da Ka Dayay Maysku Wada Duugay,



21. Ma Dawamiyay Deelqaafku Waa Kaa Dilaa Hadale,

22. Erey Kalena Waa Iga Digniin Diir Walaalnimo E,

23. Nimanyahaw Malaha Dunidu Waa Kama Dambaystiiye,

24. Damaciina Waan Yaabanahay Wada Dubaaqdaaye,

25. Qaarbaaba Hadal Soo Daldalay Duub Cad Iyo Faane,

26. Iska Dooda Maahee Runtaa Lagu Dadaalaaye,

27. Anba Dawri Aarbaan Ahiyo Geesi Dirireede,

28. Ha Degdegine Joog Yaan La Odhan Yaa Ku Soo Dagaye,

29. Duco Waalid Ruuxii Qabuu Hadalku Deeqaaye,

30. Anigaa Dalkii Jooga Oo Duunyo Foofsada E,

31. Anaa Cadawga Kaga Dayran Iyo Gaalka Dibadeede,

32. Waa Deeq Ilaah Oo Fulaha Laga Daboolaaye,

33. Idinkaa Danseegoo Kufrigu Duub Idiin Tolaye,

34. Dibjir Iyo Waxaad Qorantihiin Deexatiyo Tuuge,

35. Bal Maxaa Igula Doodaysaan Doqoni Yeelkeede?

36. Erey Kalena Waa Duurxul Iyo Dood Markhaati Ahe,

37. Dacalada Nugaaliyo Anoo Jooga Darar-Weyne,

38. Dakadii Kismaayiyo Anoo Xamar Dawaafaaya,

39. Doonyaha Hargeisiyo Anoo Haro-Digeed Aala,

40. Diridhaba Awaariyo Ilaa Sagag Duleedkeeda,

41. Dalkaygoo Barwaaqo Ah Anoo Dabac Ku Maalaaya,

42. Waa Su’aal Da’ Wayn Oo Nin Ragi Maragga Diidayne,



43. Maanigaa Dalkaygoo Nimco Ah Duhur Ka Dheemaala?

44. Maanigaa Intaan Dibada Tago Dumar U Maydh Maydha?

45. Maanigaa Dameeraha U Dhiga Qamandi Duugawday?

46. Maanigaa Daroogada Caboo Diinta Ka Caraaba?

47. Maanigaa Kiniisado Dagoo Caydha Dahab Mooda?

48. Doofaarka Iyo Maanigaa Eyda Daba Jooga?

49. Balse Nimanka Ila Doodayoow Waa Su’aal Dihine,



50. Car Bal Diida Waydinkii Lahaa Waanu Dirirnaaye,

51. Waxba Gabaygu Yuu Ila Durkine Waxaan Ku Soo Dayray,

52. Waa Dardaaran Waayeel Waxaan Kuu Dul Marayaaye,

53. Doqoniimo Biirtaan Ilayn Cidi Dabiibayne,

54. Alle Dooriyoow Hadalku Waa Kaaga Darayaaye,

55. Dugsi Malaha Ruuxii Tashiga Laga Daboolaaye,

56. Idinkaa Dalkiinii Nacoo Duunyo Dhaafsadaye,

57. Aniguna Waxaad Doonaysaan Diiday Baan Idhiye,

58. Waxba Vise Haysoo Dirina Doorkan Maanta Ahe,

59. Dalkaygaan Ku Noolaanayaa Daayin Abidkaye,

60. Taariikhda Duuga Ah Ku Qora Dhaxalku Waa Doore,

Nageeye Cali Khaliif (Safiirka)

Addis Ababa, Ethiopia


Saturday, 13 September 2014

AQOONYAHANO AQOONTA KA ARADAN !!

Sanad Walba Ku Dhawaad Tobanaan Kun Oo Arday Oo Soomaaliyeed Ayaa Ka Qalinjabiya Jaamacadaha Dalka Gudihiisa, Sidoo Kalena Kumanaan Kale Ayaa Ka Soo Qalinjiabiya Jaamacadaha Daafaha Caalamka, Hadana Wali Ummada Soomaaliyeed Waxay Marti U Tahay Colaado, Cuduro, Jahli, Saboolnimo Iyo Boqolaal Xanuun Oo Kale Oo Dilaa Ah, Hadaba Ma Cilmiga Aynu Baranay Ayaan Inaga Dhab Ahayn Mise Cilmigaan Cilmi Ahayn? Bal Adba